Magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa waxaa ka dhacaya kulamo is khilaafasan oo ay yeelanayaan siyaasiyiinta gobalka Soomaalida Kenya, kuwaas oo looga hadlayo maamulka Gaarisa. from VOA http://bit.ly/2WpFDhz via IFTTT
No comments:
Post a Comment