Wararka ka imanaya buuraha Galgala ayaa sheegaya in 3-dii habeen ee u dambeeyay ay diyaarado aan haybtooda la aqoon ay duqaymo ka geysanayaan deegaanadaasi. from VOA http://ift.tt/1VQtHSe via IFTTT
No comments:
Post a Comment