Maxamed Cali Kalaay oo ahaa feeryahankii dunida ugu caansana ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Phoenix ee gobolka Arizona. Maxamed waxaa in kabadan 30 sano hayay cudurka Laleemada ee loo yaqaan Parkinson.
from VOA http://ift.tt/1ZlryNe
via IFTTT
No comments:
Post a Comment