Maalintii Axadda ayaa kooxo hubeysan waxay magaalada Muqdisho ku dileen weriye Sagal Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd warbaahinta dowladda Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/22McxGp via IFTTT
No comments:
Post a Comment