Wararka ka imanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in duqayn xalay ay ka dhacday meel u dhow magaalada Qandala, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo madax bannaan. from VOA http://ift.tt/2hbKhef via IFTTT
No comments:
Post a Comment