Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Puntland ay gaadiidka ku baadhayeen. from VOA http://ift.tt/2qgEiJp via IFTTT
No comments:
Post a Comment