Ugu yaraan 3 qof ayaa dhimatay 10 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad sugayay in cuno loo qaybiyo oo ku sugnaa degmada Cabdudwaaq ee gobolka galgaduud from VOA http://ift.tt/2r1B8N9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment