Mid ka mid ah shaqaalaha waddooyinka ee dalka Kenya ayaa ku dhintay qarax lala beegsaday baabuurkii uu la socday meel u dhow tuulada Dhaba City oo hoos timaada magaalada Ceel Waaq maanta. from VOA http://ift.tt/2qwCD3Z via IFTTT
No comments:
Post a Comment