Wararka ka imanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsan qaybta caafimaadka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2rkTszd via IFTTT
No comments:
Post a Comment