Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamada amnigu ay qabteen laba qof iyo walxaha qarxa oo badan oo lagu soo qariyey baabuur waday khudaar. from VOA http://ift.tt/2slI3yC via IFTTT
No comments:
Post a Comment