Laba askari oo ka mid ah ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay laba kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii gaari ay wateen ay la qaraxday miino loo dhigay. from VOA http://ift.tt/2r06qo9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment