Wednesday, May 31, 2017

Gal-gala: Haweeney iyo Seygeeda oo Qarax Ku Dhintay

Haweeney uur laheyd iyo seygeeda ayaa ku dhintay togga Balikhadar oo u dhow deegaanka Galgala ee gobolka Bari, shalay gelinkii dambe, kadib markii gaari ay  la socdeen uu dul marey miino dhulka dhinaceeda lagu aasay, sida ay saraakiil sheegeen.

from VOA http://ift.tt/2rk2vAl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment