Saddex maxbuus ayaa geeriyooday, 52 kale oo ay ku jiraan ciidanka ilaalada xabsigana waxa loola cararay cisbitalka ka dib markii cudurka shubanku uu ka dillaacay Xabsiga dhexe ee magaalada Burco. from VOA http://ift.tt/2rkcDJF via IFTTT
No comments:
Post a Comment