Thursday, May 25, 2017

Maxkamad Diiday Dhaqangalka Go,aanki Trump

Maxkamadda sagaalaad ee Racfaanka ee Federaaliga ah ee Mareykanka ee ku taalla magaalaa Richmond ee xarunta gobolka Virginia, ayaa diiday inay xayiraadda ka qaaddo amarkii Madaxweyne Trump ee ka dhanka ahaa dadka ka soo jeeda lix wadan oo Muslim ah in ay soo galaan Mareykanka muddo sadex bilood ah.

from VOA http://ift.tt/2qhTACl
via IFTTT

No comments:

Post a Comment