Waxaa goor dhowayd bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga. from VOA http://ift.tt/2q9bHW6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment