Guddiga doorashada dalka Kenya ayaa sheegay in doorasho kale oo cusub oo ay ku tartami doonaan madaxweyne Uhurru Kenyata iyo hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga la qaban doono 17-ka bisha October. from VOA http://ift.tt/2w0r9qK via IFTTT
No comments:
Post a Comment