Shirkado Ay leeyihiin Soomaalida Minnesota oo Laga Goystay Qandaraasyo
Shirkado ay leeyihiin qaar ka mida jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobalka Minnesota ayaa qandaraasyo ay ka heysteen shirkadaha caymiska ee Blue Cross Blue Shild iyo U care laga goostay.
No comments:
Post a Comment