Hay'adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in caruurta qoysas qaxooti ah oo ay tiradoodu ka badantahay 3 milyan iyo bar, da'dooduna ay u dhaxeyso 5 ilaa iyo 17 sano jir aysan helin waxbarasho sanadkii tagay, taasina ay waxyeelo u geysan karto mustaqbalkooda iyo kan baraaraha bulshada.
from VOA http://ift.tt/2wXCLwR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment