Soomaaliya waxey ka mid tahay dalalka ugu horeeya dunida ee ay shaqo la'aanta ka jirto. Dadkeeda oo boqolkiba 70 in ka badan lagu sheego dhalinyaro ayaa shaqo la'aanta waxey dhaxal-siisay inay tahriibaan, qaarna ay ku biiraan kooxaha xag jirka ah iyo burcad badeedda.
from VOA http://ift.tt/2w4YVzT
via IFTTT
No comments:
Post a Comment