Sunday, February 3, 2019

Ciidanka iyo Saraakiisha Dagaalka ku Dhinto Xaq ma Helaan?

Qaar ka mid ah eheladda askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku dhintay dagaalada ay dowladdu kula jirto ururka Al-shabab ayaa ka cabanaya in aysan si wanaagsan u helin, xuquuqdi ay ku lahaayeen dowladda.

from VOA http://bit.ly/2MOsx9J
via IFTTT

No comments:

Post a Comment