Golaha degaanka ee magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ayaa ansixiyey in la mataaneeyo Saint Paul iyo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. from VOA http://bit.ly/2vPrAGL via IFTTT
No comments:
Post a Comment