In ka badan 10 qof ayaa lagu dilay dagaal u dhaxeya laba malayshiyo beeleed oo manta ka dhacay meel u dhow degaan lagu magacaabo Ilguule oo hoostaga Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan. from VOA https://ift.tt/2KKu6HQ via IFTTT
No comments:
Post a Comment