Ku dhowaad toban askari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa lagu dilay weerar shalay ka dhacay inta u dhaxaysa Buurhakaba iyo Daynuunay oo ka tirsan Gobolka Bay from VOA http://bit.ly/2KyhZNK via IFTTT
No comments:
Post a Comment