Laba markab saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Norway ayaa la sheegay in maanta lagu weeraray Gacanka Cuman ee u dhaxeeya Imaaraadka Carabta iyo Iran, halka maraakiib kale uu dab ka kacay. from VOA http://bit.ly/2IF2zUE via IFTTT
No comments:
Post a Comment