Ciidanka dawladda Soomaaliya ee Danab ayaa kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaala gobolka Shabeelaha hoose, isda uu VOA-da u sheegay Mowliid Axmed Xasan oo u hadlay ciidankaasi. from VOA http://bit.ly/2LhBTwb via IFTTT
No comments:
Post a Comment