Masar ayaa maanta ku eedeysay QM inay siyaasadeeneyso geerida madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi, ayada oo ku baaqeysa "baaritaan madax-banaan" oo lagu sameeyo sababta uu u dhintay. from VOA http://bit.ly/2MUr2KX via IFTTT
No comments:
Post a Comment