Madaxweynihii ugu horreeyey ee si dimoqraadi ah loo doortay ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa maanta la aasay, ayada oo ay soo kordhayaan baaqyada ku saabsan in la baaro sababta dhimashadiisa. from VOA http://bit.ly/31J5Nzh via IFTTT
No comments:
Post a Comment