Ugu yaraan sadex qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dagaal saakay laba maleeshiyo ku dhex maray degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelada Hoose. from VOA https://ift.tt/2KFcNaT via IFTTT
No comments:
Post a Comment