Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa maanta gaaray dalka Sacuudiga, halkaas oo uu ku yeelan doono wada-hadallo iskaashi oo ka dhan ah Iran. from VOA http://bit.ly/2ICzRVn via IFTTT
No comments:
Post a Comment