Warbixinta ay UNHCR, soo saartay maanta oo Arbaca ahna waxaa lagu sheegay in tirada dadka qaxay sanadkan ay yihiin kuwii ugu badnaa abid tan iyo markii hey'adda la aas aasay 70 sano ka hor. from VOA http://bit.ly/2IrFdms via IFTTT
No comments:
Post a Comment