Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa sheegay in laba askari oo Mareykan ah lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo ka dhacay bariga dalkaas. from VOA https://ift.tt/2JdSG0y via IFTTT
No comments:
Post a Comment