Thursday, June 20, 2019

Iran oo soo ridday diyaarad Mareykanka uu leeyahay

Ciidamada Ilaalada Kacaanka Iran ayaa maanta sheegay inay soo rideen diyaarad drone oo basaas ah oo Mareykanka uu leeyahay, taasi oo sida ay sheegeen kusoo xadgudubtay hawada dalkaas, meel ku dhow Marinka Hurmuz.

from VOA http://bit.ly/2x4UqDF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment