Barnaamijka Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha iyo dhibaatooyinka haysta gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan. from VOA http://bit.ly/2xcHzPA via IFTTT
No comments:
Post a Comment