Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo socod lugta ah ku tegay taalada SYL ayaa sheegay in ay tahay maalin ahmiyed weyn u leh dhalinyarada Soomaaliyeed from VOA http://ift.tt/2qJqwDw via IFTTT
No comments:
Post a Comment