Caawa oo kale lix sano ka hor waxaa ciidamada Maraykanu ay khaarajiyeen hoggaamiyihii sida weyn loo doonayey ee Al-Qaacida Osama Bin Laden kadib hawlgal ay ka fuliyeen gudaha dalka Pakistan. from VOA http://ift.tt/2p1p8b5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment