Dawladda Kenya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsan maamulka gobolka Mandhera lagu dilay weerar ay xalay Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Cumar Jilacow oo u dhow magaalada Mandhera. from VOA http://ift.tt/2qnwuZj via IFTTT
No comments:
Post a Comment