Allaha u naxariisto waxaa Magaalada Mbarara ee galbeedka dalka Uganda shalay ku geeeriyootay fanaanada Sahro Mire Weheliye oo ka mid ahayd fanaaniintii ciidanka asluubta Soomaaliyeed ee dowladdii Kacaanka.
from VOA http://ift.tt/2qLGLzR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment