Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu maalinta Salaasada uu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo tallaabada ugu dambaysay ee Kuuriyada Woqooyi ay ku tijaabisay gantaalka. from VOA http://ift.tt/2qn0ZNp via IFTTT
No comments:
Post a Comment