Monday, May 1, 2017

Hiiraan: Al-Shabaab oo Xukuno Dil ah Fuliyey

Ururka Al-Shabaab ayaa maanta xukuno dil toogasho iyo dhagax ku dilid ku fuliyay laba dhallinyaro ah oo ku eedeysnaa falal isugu jira dil iyo kufsi.

from VOA http://ift.tt/2pAekUr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment