Nabaddoon Cabdulqaadir Xuseen oo ka mid ahaa ergadii soo xulay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqidsho. from VOA http://ift.tt/2q5BOPz via IFTTT
No comments:
Post a Comment