Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta difaacay "Xuquuqda uu u leeyahay" inuu akhbaaraad la wadaago saraakiishii Ruushka ee Aqalka Cad soo booqday toddobaadkii tagey. from VOA http://ift.tt/2pRosVZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment