Wararka ka imanay Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in laba qof ay dhinteen, kaddib markii dagaal dhexmaray ciidamada amniga iyo koox loo maleynayo inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin. from VOA http://bit.ly/2IlzCNh via IFTTT
No comments:
Post a Comment