Madaxweynaha kumeel gaarka ah ee dalka Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Axadi shalay ka dhacday dalkaasi dhaca bartamaha Asia. from VOA http://bit.ly/2IyNzay via IFTTT
No comments:
Post a Comment