Monday, June 3, 2019

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo cambaareeyey go'aanka Qatar

Sacuudi Carabiya ayaa maanta ku dhalleeceysay Qatar diidmadeeda natiijadii kasoo baxday wada-hadalladii ku saabsanaa xiisadda gobolka iyo Iran ee dhowaan ka dhacay magaalada Makkah, halka Imaaraadka ay ku eedeeyeen Doha inay dib uga guratay natiijada shirka.

from VOA http://bit.ly/2Wl6DTs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment