Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is-dhaafsaday 17 ka mid ah ciidamadooda kuwaasi oo ay ku kala qabsadeen dagaalladii bishii May ee sannadki hore ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. from VOA http://bit.ly/2Ko49Nd via IFTTT
No comments:
Post a Comment