Thursday, October 3, 2019

Dibad-baxyo dhimasho leh oo ku baahay Ciraq

Ugu yaraan afar qof oo dibad-baxayaal ah ayaa toogasho lagu dilay ayada oo mudaaharaadyo xooggan oo ka dhan ah musuq-maasuqa iyo shaqo la'aanta ay ku baaheen magaalada ku taalla Koonfurta Iraq ee Amarah, sida ay maanta sheegeen ilo-amni iyo kuwa caafimaad.

from VOA https://ift.tt/2n8ReFt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment