Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray saaray digniino ku wajahan kalluumeysatada iyo xoolo dhaqatada deegaanada Puntland. Mamaulka ayaa ka digay duufaano la sheegay inay wataan dabeylo iyo roobab xoog leh oo ku soo wajahan dhulka Puntland, gaar ahaan xeebaha. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabanacad oo la soo xiriiray VOA ayaa u waramay Weriyaha VOA Puntland Fadumo Yaasiin Jaamac, wuxuuna ugu horeyn fariin u diray dadka ku nool Puntland.
from VOA https://ift.tt/2NhLulW
via IFTTT
Tuesday, October 29, 2019
Puntland oo ka digtay duufaano kusoo wajahan
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment