Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay eedo la xiriira dilal iyo weeraro oo warbixinta guddiga daba-galka QM ay ujeedisay Jeneral Saadaq Cumar Maxamed oo loo yaqaan Saadaq John, oo hadda ah taliyaha booliska gobolka Banaadir.
from VOA https://ift.tt/2PmAvdo
via IFTTT
No comments:
Post a Comment