Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku riday rag ku eedeysnaa inay ku lug lahaayeen qarax bishii April ee sanadkan lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii degmada Maxaas Rashiid Cusmaan Cabdi. Ragga xukunka lagu riday ayaa waxaa ka mid ah Cabdiraxmaan Sheekh Cilmi Cawaali oo xilliga uu dilka dhacay ahaa guddoomiyaha Maxaas. Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar ayaa warbixintan ka soo dirtay Muqdisho.
from VOA https://ift.tt/2WpvZwo
via IFTTT
Wednesday, October 30, 2019
Guddoomiyihii Maxaas iyo rag kale oo xukun lagu riday
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment