Thursday, October 31, 2019

QM oo ka qeyb qaadaneysa gurmadka fataahadaha Soomaaliya

Qoraal kasoo baxay xafiiska ergeyga gaarka ee QM u qaabilson Soomaaliya, James Swan ayaa lagu sheegay in QM ay gacan ka geysaneyso gurmadka bani'aadnimo ee dadkaasi loo fidinayo.

from VOA https://ift.tt/34mqUHN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment